Nagala soo xariir E-Mail: Bulshokaal@hotmail.com
Wariye Jamiila Xasan Garuun oo si cad uga jawaabtay Jacaylkii uu u qaaday Abwaanka Soomaaliyeed. | Bulshokaal Online
Wednesday, July 23rd, 2014

Wariye Jamiila Xasan Garuun oo si cad uga jawaabtay Jacaylkii uu u qaaday Abwaanka Soomaaliyeed.

Published on October 16, 2013 by   ·   No Comments

Jamiila Xasan Garruun oo ah gabar wariye ah oo u shaqeysa Telefishinka Universal aya si cad uga hadashay hadal heyntii Saxaafada Soomaalida taasoo eheed in uu jeclaaday Abwaan Soomaaliyeed.

Dhawaan ayay ahayd markii la arkey hees wadata magaca Jamiilo islamar ahaantaana ku socota Jamiilo Garruun.

Wariye Jamiilo sheegtay ineysan iyadu ogeyn waxa uu ula jeedo abwaanku iyo hadii u jeclaaday hase ahaatee waxay ku gaabsatay in ay haboontahay in Abwaanka la weydiiyo waxa uu ula jeedo.

Heestan ayaa waxaa ku luuqeynaya Alfanaan Prince Mahad, hoos ka daawo

Muqdisho, Soomaaliya.

Bulshokaal@hotmail.com.

facebook comments:

Wararka Maanta

SHABAAB

Daawo Ragii Dilay Nafiso Oo Maanta La Toogtay Iyo Arinkaas Oo Aysoo Dhaweeyeen Ardayda Soomaaliyeed

July, 15, 2014
url

Akhriso Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Ximan Iyo Xeeb Mohamed Abdullahi Baarleex Ayaa Gaaray Magaalada Londond

July, 14, 2014
Wafti uu horkacayo madaxweynaha dowlad maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed Baarleex ayaa gaaray magaalada London ee ...
mdax

Akhriso Madqaxweyne Hasan Sheekh Oo Qaramada Midowbay Warqad U Diray Taas Oo Dhibaato Sababi Karto

July, 12, 2014
Federaalka Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyey qoraal ku taariikhaysan June 30, 2014 kaas oo ku saabsan badda ...
deg-deg2

Daawo Xukuumada Soomaaliland Oo Sheegtay In Maamulka Hawada Khilaafkiisu Uu Sababi Karo Wada Hadaladii Oo Hakad Gala

July, 11, 2014
Dr.-Gaas-640x425-300x199-225x145

Daawo Madaxweyne Gaas Oo Umada Somaliyed Hambalyada 26 Jun U Diray Ramadaankaana Hambalyeyay

June, 29, 2014
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Gaas, ayaa weerar afka ah ku qaaday maamulka Somaliland oo dhowaanahan ay xiisad ...
degdeg

Wariye Ka Howlgala Muqdisho oo weli Si Xaq Daro ah ugu Xiran Dawlada Somaliya

June, 29, 2014
Waxaa Maalintii Lixaad si dambi la’aan ah ugu xiran Xabsi ku yaalla Magaalada Muqdisho Wariye C/casiis Cabdi Xaashi ...
url

Daawo Dagaal Toos Ah Oo Ka Socda Ciraaq Una Dhaxeeya Dowlada Ay Shiicadu Hogaamiso Iyo Xoogaga Sunigaa

June, 22, 2014
Muqdisho3-225x145

Daawo Vedio Qarsoodi Ah Oo Laga Soo Duubay Hotel Ku Yaala Magaalada Muqdisho

June, 17, 2014
ajakis

Daawo majaajilaystaha caanka ah Ajakis Iyo Taageerada Cayaaraha Maxaa Kala Haysta

June, 17, 2014
jomoken_5

Daawo:Shacabka Kenya oo isku Habaaro Shabaab Iskuna Cabsi Geliyo iyo Arin Fajac Leh

June, 17, 2014
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

Riix Halkaan Ee Live U Daawo All Somali Tv